Shimbir halis galisay Nolosha Wasiirka Difaaca Turkiga iyo Taliyaal ciidan

Diyaarad uu la socday Wasiirka Difaaca dalka Turkiga Hulusi Akar iyo Taliyayaal kale ayaa Shil ku gashay Hawada Sare, kadib, markii ay Shimbir ku dhacday Diyaaradaasi.   Duuliyihii Diyaaradda waxa uu dhacdadaasi kadib sameeyey Degitaan Degdeg ah.   Diyaaradda oo ay la socdeen Wasiirka Difaaca, Taliyaha Guud ee Ciiddamada  Jeneral Yaasir Guler iyo Taliyaha Ciiddanka … Continue reading Shimbir halis galisay Nolosha Wasiirka Difaaca Turkiga iyo Taliyaal ciidan